Topic
Warkasta is tracking opened across 1 report from 1 source. Recent coverage touches address and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
– Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdiqadir Maxamed Nur (Jama), ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyay Shirweynaha 153aad ee Ururka Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo si rasmi ah uga furmay Arusha, Tanzania. Guddoomiyaha Abdiqadir Maxamed Nur, khudbadiisa oo diiradda saartay arrimo muhiim ah…