Topic
Warkasta is tracking parallel across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Bosaso (WDN) — Puntland waxay kordhisay cadaadiska milatari ee ay saartay ciidamada la socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo caddeyneysa inaysan aqbali doonin jiritaanka kooxo hubeysan oo ka hawlgala meel ka baxsan awoodda Puntland.