Topic
Warkasta is tracking poland across 1 report from 1 source. Recent coverage touches robotyo and wadanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Waa Robotyo ku mudaharaaday dowladda Poland, waxa ay dalbadeen (codad laga shiday) in xeerar adag loo sameeyo adeegsiga Garaad-gacmeedka (AI) iyo in aanu la wareegin suuqa shaqada ee bin’adamka. Banaanbaxan waxa soo qaban-qaabiyey urur u dooda xuquuqda shaqada, dowladda Poland oo ka jawaab-celisey banaanbaxa, waxa ay tilmaantay; in Garaad-gacmeedku khatar […]