Topic
Warkasta is tracking qaxootiga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches economy and milyan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wargeyska Mareykanka ee New York Post ayaa warbixin uu daabacay ku sheegay in laba hay’adood oo samafal oo kaniisadeed ay heleen in ka badan 62 milyan oo dollar oo la xiriira barnaamijyada dib-u-dejinta qaxootiga iyo taageerada bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, isaga oo arrintan ku xiray isbeddelka bulsho ee gobolka iyo doodaha ka dhashay fadeexadaha musuqmaasuqa ee la xiriira barnaamijy