Topic
Warkasta is tracking qodob across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and xaaladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku gaaray saddex qodob oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mowqifka ay ka qaadanayaan gogosha wada-hadal ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xogta laga helayo kulanka ayaa sheegeysa in xubnaha goluhu ay si gaar ah uga arrinsadeen…