Topic
Warkasta is tracking qorshe across 1 report from 1 source. Recent coverage touches security and xamza, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ugu baaqay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen inuu dib ugu soo laabto wada-hadal, isagoo ku eedeeyay inuu dagaalyahanno isaga daacad u ah geliyay xaalad halis ah oo ka jirta deegaanno ay maamusho Al-Shabaab. Xamza, oo wareysi uu siiyay barnaamijka Miizaan…