Topic
Warkasta is tracking raray across 1 report from 1 source. Recent coverage touches bambo and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Oktt 06 (Jowhar)- Donald Trump ayaa qirtay in “hanjabaado” ay sababeen in Mareykanku uu diyaaradaha P-1 bambo-tuurka ah ka raro saldhig ciidamada cirka ee UK, isagoo sheegay in diyaaraduhu aysan saldhigga RAF Fairford uga bixin “si kadis ah”. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in diyaaradaha milatariga laga raray saldhigga Gloucestershire si looga jawaabo xaaladda soo korortay,…