Topic
Warkasta is tracking registration across 1 report from 1 source. Recent coverage touches humanitarian and regulate, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuuriga ee Soomaaliya ayaa soo saartay tilmaamo cusub si loo nidaamiyo diiwaangelinta dadka qabanqaabiya guurka iyo habraacyada lagu sameynayo guurka, taasoo ah tallaabo lagu xallinayo khilaafaadka la xiriira arrimaha guurka. Wasaaradda ayaa sheegtay in dhammaan shaqsiyaadka iyo hay'adaha khuseeya looga baahan yahay inay raacaan tilmaamahan cusub si loo caawiyo…