Topic
Warkasta is tracking revenue across 1 report from 1 source. Recent coverage touches government and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MOGADISHU (WDN) — Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis maaliyadeed oo sii kordhaya ka dib markii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu shaaciyay in dakhliga gudaha ee ku saleysan canshuuraha uu hoos u dhacay qiyaastii 40 boqolkiiba, taasoo muujineysa nuglaanta maaliyadda dalka ee ku aaddan carqaladaha ganacsiga badda ee gobolka. Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in hoos u dhaca uu sababay carqaladaha ka jira Badda Hormuz, oo ah mid muhiim ah...