Topic
Warkasta is tracking rsf across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches burhan, suudaan, and wadahadallo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha ciidanka Suudaan, Jeneraal Yaasir al-Atta, ayaa sheegay in calooshood u shaqeystayaal ka yimid waqooyiga Soomaaliya ay ka mid yihiin dagaalyahannada ajaanibta ah ee la safan Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee RSF, kuwaas oo dagaal kula jira ciidamada dowladda. Al-Atta, oo ah madaxa arkaanka ciidamada Suudaan, ayaa hadalkan ka jeediyey khudbad…

Khartoum, Suudaan – Taliyaha ciidamada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay sii wadi doonaan dagaalka ilaa ay ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ka saaraan dhammaan dhulka ay gacanta ku hayaan, isagoo meesha ka saaray wadahadallo lagu soo afjari lahaa dagaalka muddada dheer ka socda dalka. Al-Burhan ayaa hadalkan sheegay Talaadadii,…