Topic
Warkasta is tracking sahay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches markab and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 29 (Jowhar)- Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo dagaal oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga ay 30-ka Oktoobar u ambabixi doonaan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo agab milatari oo badda lagu soo gaarsiinayo dalka. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in maraakiibta kala ah Gökçeada iyo Yıldırım ay qayb…