Topic
Warkasta is tracking september across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and radio, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Qaar ka mid ah fariimaha la wadaagay madasha wicitaanka dhagaystayaasha ee madax-bannaan ee Radio Ergo todobaadkan (22-30 Sebtembar 2026), wicitaannada sheegaya roobabka ka dhacay aagagooda waxay ka yimaadeen inta badan qaybaha Hirshabelle iyo Jubaland, halka kuwa ka cabanaya abaar joogto ah, daran ama roob da' ah oo dib u dhacay ay ka yimaadeen inta badan gobollada waqooyi iyo dhexe. Qaar badan ayaa doonayay macluumaad dheeraad ah…