Topic
Warkasta is tracking shaaciyo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dukumentiyada and mareykan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shan iyo toban hay’adood oo warbaahineed oo waaweyn oo Mareykan ah iyo kuwo caalami ah ayaa maxkamad federaali ah ka codsaday in la shaaciyo dukumentiyada la xiriira waarankii lagu baaray guriga Ilhaan Cumar, oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, kana soo jeedda Soomaaliya