Topic
Warkasta is tracking silsiladaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qabyo and xoolaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Xoolaha, Kaymaha iyo Daaqa ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirka Qaran ee Ansixinta Istaraatiijiyadaha Horumarinta Silsiladaha Qiimaha, kaas oo looga dooday laguna ansixiyay qabyo-qoraallada 12 istaraatiijiyadood oo uu taageeray Mashruuca Adkeysiga Nidaamyada Cuntada ee Soomaaliya (FSRP), oo uu maalgeliy