Topic
Warkasta is tracking sorrow across 1 report from 1 source. Recent coverage touches entry and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MOGADISHU(SONNA)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa muujisay murugo iyo niyad-jab weyn ka dib markii xeer-ilaaliye taariikhi ah oo FIFA ah, Omar Abdulkadir Artan, lagu diiday gelitaanka Maraykanka, taasoo keentay in uu seego Koobka Adduunka ee FIFA 2026. Artan ayaa la filayaa inuu maanta, Arbacada, ku soo laabto Soomaaliya.