Topic
Warkasta is tracking souk across 1 report from 1 source. Recent coverage touches expo and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagay carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaas oo ganacsatada Soomaaliyeed ay ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan. Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha ganacsiga ee carwada, isaga oo sidoo kale ka dukaameystay, lana kulmay ganacsatada ka qeybgalaysa. Wuxuu ku dhiirrigeliyay ina