Topic
Warkasta is tracking suuriya across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches cambaaraysay, dilay, and dowladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii argagixisanimo ee lala beegsaday caasimadda Suuriya ee…

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa qaraxii argagixisanimo ee lala beegsaday maqaaxi ku taalla magaalada Dimishiq ee Jamhuuriyadda Carabta Suuriya, kaas oo sababay dhimashada dad rayid ah oo aan waxba galabsan iyo dhaawaca tiro kale oo badan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh la

Milatariga Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay waqooyi-galbeed Suuriya toddobaadkii hore, kaas oo lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan ISIS, sida Taliska Dhexe ee Mareykanka uu ku sheegay qoraal Arbacadii lagu daabacay X.