Topic
Warkasta is tracking tageen across 1 report from 1 source. Recent coverage touches shariif and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo saacadihii ugu dambeeyay siyaabo kala duwan loo baahiyay warar sheegayay in odayaal dhaqameed ay u tageen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si ay ugala hadlaan xiisadda kala dhexeysa madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in wararkaas ay yihiin kuwa been abuur ah. Qaar ka mid…