Topic
Warkasta is tracking shariif across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches sheekh, guddiga, and imaaraadka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Dowladda Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, nabadeynta, dib-u-heshiisiinta bulshada iyo dib-u-xo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga horyimid jadwalka doorashooyinka ee uu shaaciyay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, isaga oo ku tilmaamay tallaabo hal dhinac ah oo aan loo marin habraacyada sharciga ah. Jadwalka guddiga ayaa dhigaya in doorashada Golaha Shacabka la qabto 15-ka April…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay magaalada Muqdisho ee u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed. Fiqi ayaa sheegay in dowladda ay mas’uul ka tahay sugidda amniga caasimadda, sidaas darteedna…
Iyadoo saacadihii ugu dambeeyay siyaabo kala duwan loo baahiyay warar sheegayay in odayaal dhaqameed ay u tageen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si ay ugala hadlaan xiisadda kala dhexeysa madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in wararkaas ay yihiin kuwa been abuur ah. Qaar ka mid…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xiisadda u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaq ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareeyay magaalada Muqdisho. Golaha ayaa daan-daansi ku tilmaamay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee a
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo kasoo laabtay safar uu ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay uga qiil dhiganayso safarkiisa si ay u weerarto hoggaanka mucaaradka. “Imaaraadka waan degenahay, saddex maalin ayaa soo joogay, caruurteyda degan, arrimo qoys ayaa u…