Topic
Warkasta is tracking talagalay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches loogu and tirsan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo loo yaqaan “Gen. Khaalid”, ayaa maanta lacagihii loogu talagalay kharashaadka arooska la guddoonsiiyey shan askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor. Askartan ayaa ka tirsan Ururka 171-aad ee Guutada…