Topic
Warkasta is tracking talllaabo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches abiy and tigray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay dhismaha maamul ku-meel-gaar ah oo cusub oo loo magacaabay gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas, kaas oo loo xil saaray xasilinta gobolka iyo diyaarinta doorashooyin lagu qabto muddo lix bilood gudahood ah. Go’aankan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo…