Topic
Warkasta is tracking than across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Howlgalka Qaramada Midoobay ee Caawinta Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa dhamaan doona 31ka Oktoobar, taasoo soo afjareysa muddada laba sano ah ee kumeelgaarka ah iyadoo la raacayo go'aannada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee 2753 (2024) iyo 2809 (2025), ka dib codsi ka yimid dowladda federaalka Soomaaliya. Xiritaanka ayaa calaamad u ah dhammaadka in ka badan soddon sano oo…