Topic
Warkasta is tracking tilmaamay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sheekh and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Galmudug iyo HirShabelle, isagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dimuqraadiyadda iyo horumarinta nidaamka doorashooyinka dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in shacabka ku nool gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha