Topic
Warkasta is tracking travel across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and somali, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
ANKARA (Raxanreeb Online) — Turkiga ayaa beeniyay wararka ku faafaya baraha bulshada ee sheegaya in Soomaaliya ay soo rogtay xayiraado cusub oo fiiso iyo safar ah oo lagu beegsanayo muwaadiniinta Turkiga. Xarunta Diiwaanka Isgaarsiinta Turkiga ee la dagaallanka macluumaadka khaldan ayaa sheegtay in wararku ay yihiin kuwo aan sal lahayn waxayna xustay in aanay jirin go'aan cusub oo ay qaadatay dowladda Soomaaliya si ay u soo rogtay xayiraado ku saabsan...