Topic
Warkasta is tracking twelve across 1 report from 1 source. Recent coverage touches political and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Toban urur siyaasadeed oo ka qayb qaatay doorashadii dhawaan ka dhacday Gobolka Banaadir iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muujiyay walaac ku saabsan maamulka iyo hufnaanta codadka, iyagoo ka digaya in dhibaatooyinka aan la xallin ay saameyn ku yeelan karaan doorashooyinka soo socda.