Topic
Warkasta is tracking wanlaweyn across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciidanka and sameeyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada Wanlaweyn, Dhamme Suleymaan Maxamed Yare, ayaa maanta howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyey deegaannada hoos yimaada degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo amniga, laguna xaqiijinayo nabadgelyada shacabka ku nool degmada Wanlaweyn iyo deegaannada ku xeeran. Ciidamada Daraawiishta ayaa…