Topic
Warkasta is tracking wasiiru across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aad and xiray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guriceel – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa tababar feer-celin ah u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 231-aad, Guutada 232-aad ee Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa ka dhacday Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-qaboobe, magaalada Guriceel. Wasiiru Dowlaha ayaa ciid