Topic
Warkasta is tracking aad across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, danab, and guutada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Kalfadhigan ayaa diiradda lagu saarayaa wada-hadalka iyo midnimada oo saldhig u ah xaqiijinta nabadda, amniga iyo horuma
Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Faarax Maxamuud Hirsi, ayaa kulan guud la yeeshay horinta koowaad ee ururka, kuwaas oo saldhiggoodu yahay deegaanka Buulo Mareer ee degmada Kurtunwaarey. Taliyaha ayaa ciidanka ku wargeliyay inay si buuxda ugu diyaar garoobaan howlgallo culus oo Al-Shabaab…
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa tababar feer-celin ah u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 231-aad, Guutada 232-aad ee Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa ka dhacday Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Har-qaboobe, magaalada Guriceel. Wasiiru Dowlaha ayaa ciid
Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo xiray siminaar ku saabsan warbaahinta, kaas oo muddo laba toddobaad ah u socday xubnaha warbaahinta ee guutada. Siminaarka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta aqoonta iyo xirfadaha warbaahinta, gaar ahaan hababka casriga ah ee tebinta dhacdooyinka, diyaarinta wararka, sawir-qaadista, duubista muu
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo khudbaddiisa diiradda ku saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka…