Topic
Warkasta is tracking withdraw across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and troops, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MOGADISHU (Somaliguardian) – Itoobiya waxay qorsheyneysaa inay ka bixiso in ka badan 3,000 oo askari Soomaaliya maadaama dagaalladu ay ka sii darayaan waqooyigeeda, sida ay sheegtay Bloomberg News Arbacadii, iyadoo tixraacaysa dad aqoon u leh arrinta. Ka bixitaanka ayaa bilaaban kara maalmaha ama toddobaadyada soo socda, ayuu Bloomberg yiri. Askarta ayaa dib loogu daabuli doonaa meelaha ay saameeyeen dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda,…