Topic
Warkasta is tracking xarun across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qaaday and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar lagu qaaday xarun koronto oo bixisa adeegga korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah, Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarka lagu qaaday kaabayaasha rayidka ah ee u adeegaya mid ka mid ah…