Topic
Warkasta is tracking xizbullah across 1 report from 1 source. Recent coverage touches boosaaso and mareeg, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Boosaaso (Caasimada Online) – Mareeg Lubnaan laga leeyahay oo taageerta ururka Xizbullah ayaa daabacday warbixin ay ugu magac dartay “kaarka bartilmaameedka”, taas oo ku saabsan xarun militari oo ku taalla magaalada Boosaaso, xilli Puntland ay sheegtay in Mareykanku qorsheynayo inuu ballaariyo joogitaankiisa xaruntaas. Mareegta Al-Khanadeq ayaa warbixinta daabacday 26-kii Agoosto, iyadoo si gaar a