Topic
Warkasta is tracking xubno across 1 report from 1 source. Recent coverage touches nisa and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in duqayn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in duqaynta ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxiibada Soomaaliya ka taageera hawlgallada cirka, waxa