Topic
Warkasta is tracking youth across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cabinet and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
BAIDOA, Soomaaliya — Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay amniga, khataraha fatahaadaha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo bixinta adeegyada aasaasiga ah ee dadweynaha kulan uu chairay hogaamiyaha dowlad goboleedka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe. Kulanka Golaha Wasiirada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo ilaalinta xasilloonida guud ahaan deegaanada hoos yimaada maamulka, iyadoo mas'uuliyiintu ay adkeeyeen baahida...