Topic
Warkasta is tracking yuusuf across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches maxamed, cabdullaahi, and cirfiid, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Khudbadii Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed hagar Dabageed oo dhameystiran taas oo uu kaga hadlaayay wixii dhaxmaray Madaxweyne Xasan Shiikh. HOOS KA DAAWO MUQAALKA DABAGEED. The post {DAAWO MUQAALKA} Shirkii Jaraaid ee Madaxweyne Yuusuf Dabageed oo dhameystiran. appeared first on HMC Somalia News .

Muqdisho (Caasimada Online) โ Taliyihii hore ee hayโadda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa isku xiray duqeyn la sheegay in xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo ku yaalla Doolow iyo weerarkii 2006 lagu qaaday madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo [โฆ] The post Fa

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray xusuus-qorka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed, kaas oo loo tarjumay luuqadda Carabiga. Wasiir Cabdulfataax Qaasim ayaa bogaadiyay dadaalka loo galay tarjumaadda iyo faafinta xusuus-qorkan, isagoo si gaar ah ugu mahadc

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane Sadaad Maxamed Nuur Aliyow. ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, waxaana Xarunta ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle. Ku

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa masโuuliyiin ka tirsan hayโadaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaaโudiin Soomaaliyeed kala qayb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf, Imaamkii beesha Mudulood Hiraab, deegaanka Ceel- Cirfiid ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo hore loogu aasay Imaamkii isaga ka horreeyay, Imaam Maxamuud. Marxuumka ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya, xilli uu halkaas ugu maqnaa daryeel caafimaad, waxaana Salaadda janaasada lagula tukan doonaa Masjidka Iskaashiga [̷