Topic
1 story
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay “wanaagsan tahay” in la arko Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo la fadhiya hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ka dib markii Mr Zelensky uu ku booriyay wadahadallo fool ka fool ah, isagoo carabka ku adkeeyay in heshiis kasta uu u baahan doono tanaasul labada dhinac. “Waan ku faraxsanahay inay […]