Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026. Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaal

SO
Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Akhris kooban

Macnaha qormada

Maxaa dhacay

  • MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026. Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaalka iyo […]

Xaddidaadda isha

  • Tani waa warbixin hal il ah oo ka timid Shabelle Media.

Gunaanadka akhristaha

U akhri tan sida warbixin ka timid hal daabace; sheegashooyinka muhiimka ah waxay u baahan karaan in ilo kale lala barbardhigo.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026.

Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaalka iyo kaalinta uu ku leeyahay matalaadda Soomaaliya ee fagaarayaasha caalamiga ah.

Madaxweynihii hore ayaa xusay in Cumar Cartan, oo loo aqoonsaday garsooraha ugu wanaagsan Afrika sanadkii 2025, uu tusaale u yahay kartida, adkaysiga iyo hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed ee duruufaha adag kaga gudba dadaal iyo samir.

“Cumar wuxuu astaan u yahay dadaalka iyo guusha ay gaari karaan dhallinyarada Soomaaliyeed marka ay helaan fursad iyo dhiirrigelin. Wuxuu si sharaf leh u matalayaa magaca Soomaaliya,” ayuu yiri Farmaajo.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralcumarfarmaajocartan
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.