Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Qaabilay Danjiraha Aljeeriya
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Danjiraha Aljeeriya ee Soomaaliya, Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya.
- Danjiraha Aljeeriya ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay dib-u-dhaqaajinta iyo xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan in Safaaradda Aljeeriya ee Soomaaliya ay si buuxda uga shaqeyso adkeynta iyo soo celinta xiriirkii soo jireenka ahaa ee labada dowladood.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale isku raacay muhiimadda ay leedahay in labada gole ay yeeshaan xiriir joogto ah oo ku saleysan iskaashi baarlamaan, khibrad-is-weydaarsi iyo wadaagista aqoonta iyo waayo-aragnimada dhinacyada kala duwan ee howlaha baarlamaannada.
- Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado xiriirka iyo iskaashiga labada dal, kaas oo ku dhisan taariikh, walaaltinimo iyo danaha wadaagga ah ee labada dhinac.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo xiriirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Danjiraha Aljeeriya ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya.
- Danjiraha Aljeeriya ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay dib-u-dhaqaajinta iyo xoojinta xiriirka labada dal.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim.
Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya. Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii ambaqaado xiriirka iyo iskaashiga labada dal, kaas oo ku dhisan taariikh, walaaltinimo iyo danaha wadaagga ah ee labada dhinac.
Danjiraha Aljeeriya ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay dib-u-dhaqaajinta iyo xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan in Safaaradda Aljeeriya ee Soomaaliya ay si buuxda uga shaqeyso adkeynta iyo soo celinta xiriirkii soo jireenka ahaa ee labada dowladood. Gunaanadkii kulanka, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Danjiraha Aljeeriya ayaa isla qaatay in la xoojiyo xiriirka iyo wada-shaqeynta u dhexeeya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Ummadda ee Jamhuuriyadda Aljeeriya.
Labada dhinac ayaa sidoo kale isku raacay muhiimadda ay leedahay in labada gole ay yeeshaan xiriir joogto ah oo ku saleysan iskaashi baarlamaan, khibrad-is-weydaarsi iyo wadaagista aqoonta iyo waayo-aragnimada dhinacyada kala duwan ee howlaha baarlamaannada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Danjiraha Aljeeriya ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Danjiraha Aljeeriya ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya.
- Danjiraha Aljeeriya ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay dib-u-dhaqaajinta iyo xoojinta xiriirka labada dal.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale isku raacay muhiimadda ay leedahay in labada gole ay yeeshaan xiriir joogto ah oo ku saleysan iskaashi baarlamaan, khibrad-is-weydaarsi iyo wadaagista aqoonta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ku jirin kulanka.
- Eedeymaha ku saabsan go'aanka dowladda Aljeeriya waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Danjiraha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya si loo xoojiyo xiriirkooda labada dal.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo xiriirka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga labada baarlamaan?
- Maxay yihiin taariikhda taariikheed ee saameynaya xiriirkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaabilay · sare · aqalka
Sii akhri
- Wasiirka Beeraha oo Qaabilay Safiirka Aljeeriya ee Soomaaliya
Shabelle Media
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanka Adduunka
Goobjoog Somali
- Maxay Soomaalida uga Dhigantahay Doorashada Axmed Shide ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya?
Goobjoog Somali