Topic
Warkasta is tracking sare across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches aqalka, guddiga, and baarista, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Nairobi, Kenya – Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo lagu qabtay Hotel-ka Trademark. Shirka ayaa diiradda lagu saaray isku-dubbaridka dadaallada lagu ilaalinayo, dib loogu soo celinayo, laguna dayactirayo webiyada iyo ilaha biyaha ee ku yaalla Basin-ka Webiya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah, ayaa Guddoomiyaha iy

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, iyagoo u kuurgalay habka uu Golaha u shaqeeyo iyo doorkiisa ku aaddan nidaaminta mihnadda caafimaadka dalka. Kormeerka waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Senator Dr. Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo ciidamo ka kala tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Tababarkan oo socday muddo hal sano ah ayaa ciidamada lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, baaritaanka goobaha ay dambiyadu ka […]

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta ajandayaasha mudnaanta u leh fadhiyada Golaha, qaabaynta hadal-qoraallada fadhiyada Guddiga iyo xoojinta hannaanka isla-xisaabtanka iyo gudashada waajibaadka

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista. The post Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen first appeared on Radio Dalsan .

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare. The post Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare first appeared on Radio Dalsan .