Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed Ahmed Al-Yamahi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga baarlamaaniga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta, iyadoo labada dhinac ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo wada-tashiyada iyo isku-duwidda mowqifyada laga yeesho arrimaha ay wadaagaan.
- Sidoo kale, waxaa kulanka looga hadlay sidii loo xoojin lahaa doorka Soomaaliya ee iskaashiga baarlamaaniga ah ee dunida Carabta, iyadoo la adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii horumariyo xiriirka ka dhexeeya hay’adaha sharci-dejinta Soomaaliya iyo kuwa dalalka Carabta.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweyne Mohamed Ahmed Al-Yamahi ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta, kaas oo ku saleysan is-ixtiraam, dano wadaag iyo iskaashi.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siinayso xoojinta xiriirka baarlamaaniga ah ee ay la leedahay dalalka Carabta.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu soo jeediyay intii lagu jiray kulanka?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga baarlamaaniga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta.
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale uga mahadceliyay dowladaha Carabta taageerada ay Soomaaliya ka siiyaan ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, qarannimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) , ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed Ahmed Al-Yamahi .
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga baarlamaaniga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta, iyadoo labada dhinac ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo wada-tashiyada iyo isku-duwidda mowqifyada laga yeesho arrimaha ay wadaagaan.
Sidoo kale, waxaa kulanka looga hadlay sidii loo xoojin lahaa doorka Soomaaliya ee iskaashiga baarlamaaniga ah ee dunida Carabta, iyadoo la adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii horumariyo xiriirka ka dhexeeya hay’adaha sharci-dejinta Soomaaliya iyo kuwa dalalka Carabta.
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweyne Mohamed Ahmed Al-Yamahi ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta, kaas oo ku saleysan is-ixtiraam, dano wadaag iyo iskaashi.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siinayso xoojinta xiriirka baarlamaaniga ah ee ay la leedahay dalalka Carabta.
Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale uga mahadceliyay dowladaha Carabta taageerada ay Soomaaliya ka siiyaan ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, qarannimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka .
Kulankan ayaa ka mid ahaa kulamada ka socda magaalada Arusha ee Tanzania, iyadoo mas’uuliyiinta Soomaaliya ay halkaasi kaga qaybgalayaan hawlo la xiriira iskaashiga iyo xiriirka baarlamaaniga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed Ahmed Al-Yamahi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga baarlamaaniga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed Ahmed Al-Yamahi.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga baarlamaaniga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Carabta.
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale uga mahadceliyay dowladaha Carabta taageerada ay Soomaaliya ka siiyaan ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, qarannimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan kulanka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira natiijooyinka kulanka.
- Maqaalku ma caddaynayo faahfaahin ku saabsan macnaha guud ee doodaha.
Gunaanadka akhristaha
Kulanku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo xiriirka baarlamaaniga ah ee Soomaaliya iyo dalalka Carabta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu soo jeediyay intii lagu jiray kulanka?
- Sidee ayay xoojinta xiriirku u saameyn doontaa booska Soomaaliya ee adduunka Carabta?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · carabta · kulan · baarlamaanka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada