Topic
Warkasta is tracking carabta across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cusub, golaha, and qaabilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Carabta, Mudane Sacad Bin Saliib Al-Cutaybi, isagoo u rajeeyey guul iyo horumar ku aaddan gudashada waajibaadka loo doortay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale soo dhoweeyey xoojinta xiriirka iyo is
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee deggan Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta…