Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir-guddoomiyey Shirka Aan Caadiga Ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika ee lagu qabtay Nairobi, Kenya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaannada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika.
- Ugu horreyn, Guddoomiyuhu waxa uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Qaranka Kenya iyo Baarlamaanka dalkaas uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey madaxda iyo wafdiyada ka qaybgalaya kulanka, iyo qabanqaabada heerka sare ah ee martigelinta shirka.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay laba qodob oo muhiim ah.
- Qodobka labaad ayaa ku saabsanaa dhageysiga warbixin ku saabsan diyaar-garowga Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC Inter-Parliamentary Games), oo lagu qaban doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania, inta u dhexeysa 4-ta iyo 15-ka Diseembar 2026.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika.
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaannada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
- Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu tartanka u diri doono wafdi isboorti.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nairobi, Kenya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaannada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika.
Ugu horreyn, Guddoomiyuhu waxa uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Qaranka Kenya iyo Baarlamaanka dalkaas uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey madaxda iyo wafdiyada ka qaybgalaya kulanka, iyo qabanqaabada heerka sare ah ee martigelinta shirka. Waxa uu sidoo kale u mahadceliyey xoghayeyaasha baarlamaannada iyo xoghayeyaasha guud dadaalka, hawlkarnimada iyo diyaar-garowga ay muujiyeen intii uu socday kulankii farsamo ee loogu diyaar-garoobayey shirka, kaas oo qabsoomay 27-ka iyo 28-ka Oktoobar 2026.
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay laba qodob oo muhiim ah. Qodobka koowaad waxa uu ku saabsanaa dib-u-eegista horumarka laga sameeyey hirgelinta go’aankii Shir-madaxeedka Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika ee ku saabsanaa gunnooyinka iyo doorashada xubnaha Baarlamaanka Sharci-dejinta Bariga Afrika (EALA), kaas oo la qorsheeyey inuu dhaqan galo Diseembar 2027.
Qodobka labaad ayaa ku saabsanaa dhageysiga warbixin ku saabsan diyaar-garowga Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC Inter-Parliamentary Games), oo lagu qaban doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania, inta u dhexeysa 4-ta iyo 15-ka Diseembar 2026.
Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu tartanka u diri doono wafdi isboorti, si loo xoojiyo xiriirka, saaxiibtinimada, isku-duubnida iyo is-dhexgalka baarlamaannada iyo dalalka gobolka.
Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa guddoomiyeyaasha baarlamaannada ku dhiirrigeliyey inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii loo gaari lahaa go’aanno ku habboon, wax-ku-ool ah oo la wada qaadan karo, kuwaas oo u adeegaya danta guud ee baarlamaannada iyo guud ahaan Bulshada Bariga Afrika.
Ugu dambayn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa muujiyey kalsoonidiisa ku aaddan in wada-tashiga iyo iskaashiga guddoomiyeyaasha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika uu horseedi doono natiijooyin wax-ku-ool ah oo xoojinaya wada-shaqeynta baarlamaannada, kobcinaya isku-duwidda hay’adaha, isla markaana horumarinaya himilooyinka iyo ujeeddooyinka wadajirka ah ee Bulshada Bariga Afrika.
Waxa uu caddeeyey in Soomaaliya ay ka go’an tahay ka qaybqaadashada wada-tashi wax-ku-ool ah iyo xoojinta iskaashiga baarlamaannada gobolka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika ee lagu qabtay Nairobi, Kenya.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika.
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaannada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
- Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu tartanka u diri doono wafdi isboorti.
- Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC Inter-Parliamentary Games), oo lagu qaban doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania, inta u dhexeysa 4-ta iyo 15-ka Diseembar 2026.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan diyaar-garowga Soomaaliya ee ciyaaraha waxay ku saleysan yihiin hadallada Guddoomiyaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo iskaashiga baarlamaannada Bariga Afrika.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga baarlamaannada?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddoomiyaha · guddoomiyeyaasha · golaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Safar Shaqo ku tagayNairobi
Shabelle Media
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kaga qaybgalay shir looga hadlay iskaashiga Baarlamaannada EAC
Hiiraanweyn
- Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka qeyb galay xuska 103-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga
Hiiraanweyn