Topic
Warkasta is tracking guddoomiyeyaasha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi, Kenya: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaannada iyo da