Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo wafdi uu hoggaaminayo ku gaaray dalka Jabuuti
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa gaaray dalka Jabuuti isagoo wata wafdi xildhibaano ah oo booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi.
- Safarka Guddoomiyaha ayaa ah booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood, kaddib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti, Guddoomiyaha Golaha Qaranka, Mudane Dileita Mohamed Dileita.
- Booqashadan ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee walaaltinimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, horumarinta iskaashiga labada baarlamaan, is-weydaarsiga khibradaha iyo ilaalinta danaha wadajirka ah ee labada dal iyo shacabkooda.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa safarkan ku wehliya Habdhowraha Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux), xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama wadahadalada gaarka ah ee la qorsheeyay inta lagu guda jiro booqashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa gaaray dalka Jabuuti isagoo wata wafdi xildhibaano ah.
- Safarka Guddoomiyaha ayaa ah booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood.
- Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
JABUUTI – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.
Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi.
Safarka Guddoomiyaha ayaa ah booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood, kaddib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti, Guddoomiyaha Golaha Qaranka, Mudane Dileita Mohamed Dileita.
Booqashadan ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee walaaltinimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, horumarinta iskaashiga labada baarlamaan, is-weydaarsiga khibradaha iyo ilaalinta danaha wadajirka ah ee labada dal iyo shacabkooda.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa safarkan ku wehliya Habdhowraha Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux), xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa gaaray dalka Jabuuti isagoo wata wafdi xildhibaano ah oo booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa gaaray dalka Jabuuti isagoo wata wafdi xildhibaano ah.
- Safarka Guddoomiyaha ayaa ah booqasho rasmi ah oo qaadan doonta afar maalmood.
- Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita.
- Booqashadan ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee walaaltinimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiin iyada oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Booqashada Guddoomiyaha ee dalka Jabuuti waxay ujeedadeedu tahay xoojinta xiriirka labada dal.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama wadahadalada gaarka ah ee la qorsheeyay inta lagu guda jiro booqashada?
- Sidee loo soo bandhigi doonaa natiijooyinka booqashadan dadweynaha?
- Ma jiraan caqabado la filayo inta lagu guda jiro booqashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jabuuti · gaaray · hoggaaminayo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada