Topic
Warkasta is tracking hoggaaminayo across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches baydhaba, baydhabo, and kaga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul W

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban doono Madasha Arrimaha Bini-aadannimada Soomaaliya (CHF 2026). Wafdiga waxaa qeyb ka ah Wasiirrada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyay Wasiirka Gargaa

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, ayaa Beledweyne kaga qeyb galay munaasabadda lagu xusay 49-guurada ka soo wareegtay maalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeysigii Faransiiska. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Cismaan Dubad, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxam