Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Sheekh Shariif oo lagu qanciyey inuu ka guuro Miranaayo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku…

SO
Sheekh Shariif oo lagu qanciyey inuu ka guuro Miranaayo.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Sheekh Shariif Axmed ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku yaalla Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dadaallo dhexdhexaadin ah ayaa lagu qanciyey Sheekh Shariif inuu ka guuro Miranaayo.
  2. Odayaal dhaqameed iyo diblomaasiyiin reer galbeed ah ayaa ka qeyb qaatay waan-waanada.
  3. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkaysatay in madaxda mucaaradka ay ka baxaan goobaha xiisadaha.

Macnaha guud

Dib u laabashada Sheekh Shariif ayaa ka dambeysay maalmo uu ku sugnaa waqooyiga Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku adkaysatay in madaxda mucaaradka...

Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho
2026-06-05

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa dadaallada lagu dejinayo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Muqdisho.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaddib maalmo uu ku sugnaa waqooyiga caasimadda Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in dadaallo dhexdhexaadin iyo waan-waan ah oo ay hormuud ka yihiin odayaal dhaqameed, diblomaasiyiin ka socda qaar kamid ah safaaradaha reer galbeedka iyo siyaasiyiin katirsan dowladda federaalka ay horseedeen in Shariif Sheekh Axmed lagu qanciyo inuu dib ugu laabto deegaankii uu horay uga deggenaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku adkaysatay in madaxda mucaaradka, oo ay kamid yihiin Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre, inay ka baxaan goobihii ay xiisaduhu ka jireen isla markaana ay dib ugu laabtaan aagga amniga ee Xalane iyo nawaaxigiisa.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsheekhshariifinuu
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.