Siyaasiyiintii dhisay Aadan Madoobe oo u jihaystay doorashada guddoonka golaha shacabka.
Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u…

Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u…
Xaddidaadda isha
- Tani waa warbixin hal il ah oo ka timid Horseed Media.
Gunaanadka akhristaha
U akhri tan sida warbixin ka timid hal daabace; sheegashooyinka muhiimka ah waxay u baahan karaan in ilo kale lala barbardhigo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u…
Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u jeedisay Muqdisho, halkaas oo la filayo inuu ka bilowdo loolanka kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee uu baneeyay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) kadib markii loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Xildhibaannada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee ku jira safka dowladda federaalka, kuwaas oo door weyn ka qaatay guusha Baydhabo, ayaa hadda dadaal ugu jira cidda la wareegi doonta kursiga 4.5 ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Sida muuqata, waxaana loollanka ugu adag dhexmari doonaa xubnaha dowladda katirsan, iyadoo kooxo kala duwan ay bilaabeen ololaha iyo is abaabulka kursigaas muhiimka ah.
Dhanka kale, mucaaradka ayaan weli si muuqata ugu lug yeelan loolanka cusub, maadaama ay aaminsan yihiin in Golaha Shacabka uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciyadeed, islamarkaana aanay suuragal ahayn in la qabto doorasho cusub oo guddoon iyadoo aan marka hore la xallin khilaafaadka la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.