Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiWasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan, ayaa ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo la horgeeyay Golaha Shacabka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayMooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan, kuwaas oo Wasiirka u jeediyay eedeymo culus.
- Codeyn golaha dhexdiisa ah kadib waxaa mooshinka ka horyimi 89 Xildhibaan oo ka tirsan Baaramaanka, kuwaas oo diiday xilka qaadista wasiir Cali Xaaji oo ay maanta su’aallo waydiiyeen xildhibaannada.
- Dhanka kale waxaa mooshinkan oggolaaday 50 Xildhibaan, halka 5 shan kalena ay ka aamuseen, sida uu natiijada ku dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
- Guddoomiyaha ayaa sidoo kale faray wasiirka inuu wato shaqadiisa, maadaama uu helay codka kalsoonida ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee loo jeediyay Wasiir Cali Xaaji Aadan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan.
- Codeyn golaha dhexdiisa ah kadib waxaa mooshinka ka horyimi 89 Xildhibaan oo ka tirsan Baaramaanka, kuwaas oo diiday xilka qaadista wasiir Cali Xaaji.
- sida uu natiijada ku dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo loo qaaday cod-gacan taag ah.
Mooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan, kuwaas oo Wasiirka u jeediyay eedeymo culus. Hase yeeshee, Cali Xaaji Aadan ayaa ugu dambeyn ka badbaaday in xilka laga qaado.
Codeyn golaha dhexdiisa ah kadib waxaa mooshinka ka horyimi 89 Xildhibaan oo ka tirsan Baaramaanka, kuwaas oo diiday xilka qaadista wasiir Cali Xaaji oo ay maanta su’aallo waydiiyeen xildhibaannada.
Dhanka kale waxaa mooshinkan oggolaaday 50 Xildhibaan, halka 5 shan kalena ay ka aamuseen, sida uu natiijada ku dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale faray wasiirka inuu wato shaqadiisa, maadaama uu helay codka kalsoonida ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
“Mar haddii wasiirku helay codka kalsoonida xildhibaannada waxaa la farayaa inuu sii wato waajibaadiisa shaqo, si waafaqsan qodobka 119-aad ee dastuurka dalka” ayuu yiri Jaamac.
Intaas kadib wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa u mahadceliyay xildhibaannada Golaha Shacabka, isaga oo ballan qaaday inuu sii xoojin shaqadiisa, gaar ahaan horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.
“Waxaan Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahadcelinayaa dadaalkooda joogtada ah iyo garab istaagga ay ku bixiyaan horumarinta adeegyada caafimaadka dalka. Waxaan mar walba diyaar u nahay inaan sii xoojinno wada shaqeynta iyo iskaashiga naga dhexeeya, si aan u sii ambaqaadno dadaallada iyo howlaha muhiimka ah ee lagu horumarinayo nidaamka caafimaadka, laguna xaqiijinayo in shacabka Soomaaliyeed ay helaan adeegyo caafimaad oo tayo leh, la isku halleyn karo, isla markaana loo siman yahay,” Ayuu yiri Wasiir Cali Xaaji Aadan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan, ayaa ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo la horgeeyay Golaha Shacabka. Mooshinka, oo dhaliyay dood xooggan, ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan, ayaa ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo la horgeeyay Golaha Shacabka.
- Mooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan.
- Codeyn golaha dhexdiisa ah kadib waxaa mooshinka ka horyimi 89 Xildhibaan oo ka tirsan Baaramaanka, kuwaas oo diiday xilka qaadista wasiir Cali Xaaji.
- sida uu natiijada ku dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira codka.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid xildhibaanada saxiixay mooshinka.
- Maqaalku ma caddeynayo eedeymaha gaarka ah ee loo jeediyay wasiirka.
Gunaanadka akhristaha
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan, ayaa sii joogi doona xilkiisa kadib codka mooshinka xilka qaadista ee Golaha Shacabka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedeymaha gaarka ah ee loo jeediyay Wasiir Cali Xaaji Aadan?
- Maxay noqon doontaa saameynta codkan mustaqbalka wasiirka?
- Sidee ayuu wasiirku uga jawaabi doonaa walaacyada ay soo jeediyeen xildhibaanada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasiirka · badbaaday · caafimaadka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada