Xogta duqeyn culus oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDuqeymo diyaaradeed ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid, iyadoo khasaare culus la sheegay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Duqeynta oo ahayd bartilmaameed ayaa lala eegtay goobo ay isku uruursanayeen maleeshiyaadka, iyadoo khasaare culus lagu gaarsiisay halkaasi.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla markaana ay sii wadi doonaan gulufka ay ka wadaan deegaannadaasi.
- Ma shaacin saraakiishu khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka duqeynta ah, waxaase in dowladdu ay faah-faahin ka bixiso dhacdadaasi.
- Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa qaybo badan oo kamid ah gobollada Baay iyo Bakool ee koonfurta Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa howlgalada milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo khilaafaadka siyaasadeed ee gobolka, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida koonfurta Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha ee ka dhashay duqeymaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Duqeymo diyaaradeed ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla markaana ay sii wadi doonaan gulufka ay ka wadaan deegaannadaasi.
- Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa qaybo badan oo kamid ah gobollada Baay iyo Bakool.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Waajid (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maanta duqeymo diyaaradeed lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid ee gobolkaasi.
Duqeynta oo ahayd bartilmaameed ayaa lala eegtay goobo ay isku uruursanayeen maleeshiyaadka, iyadoo khasaare culus lagu gaarsiisay halkaasi.
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla markaana ay sii wadi doonaan gulufka ay ka wadaan deegaannadaasi.
Ma shaacin saraakiishu khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka duqeynta ah, waxaase in dowladdu ay faah-faahin ka bixiso dhacdadaasi.
Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa qaybo badan oo kamid ah gobollada Baay iyo Bakool ee koonfurta Soomaaliya.
Howlgalkan ayaa kusoo aaday, xilli maalmihii u dambeeyay ciidamada daacaddaa u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay weerarro ka wadeen deegaannada maamulkaasi, iyaga oo degmooyin dhowr ah kala wareegay maamulka uu hoggaamiyo Aadan Madoobe.
Si kastaba, ha’ahaatee, Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa haatan qorseyneysa inay qaado guluf ka dhan ah ciidanka taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee qabsaday degmooyinka Qansaxdeere, Bardaale, Buurhakaba iyo Diinsoor oo ka wada tirsn gobolka Baay.
Tallaabooyinkan ayaa kusoo aaday xi lli ay haatan sii xoogeysanayaan khilaafka siyaasadeed iyo iska horimaadyada u dhexeeya ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen iyo kuwa taageersan maamulka hadda ka jira Baydhaba, oo garab ka helaya Dowladda Federaalka
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Duqeymo diyaaradeed ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid, iyadoo khasaare culus la sheegay. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla markaana ay sii wadi doonaan gulufka ay ka wadaan deegaannadaasi.
Qodobada muhiimka ah
- Duqeymo diyaaradeed ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla markaana ay sii wadi doonaan gulufka ay ka wadaan deegaannadaasi.
- Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa qaybo badan oo kamid ah gobollada Baay iyo Bakool.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo tirooyinka khasaaraha gaarka ah.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda ku saabsan duqeymaha.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada saraakiisha milatariga iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Waajid iyo agagaarkeeda ayaa weli ah mid kacsan ka dib duqeymo bartilmaameed ah oo lagu beegsaday maleeshiyo.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirooyinka khasaaraha ee ka dhashay duqeymaha?
- Sidee ayey dowladda uga jawaabi doontaa dhacdadan?
- Maxay yihiin cawaaqibka khilaafaadka socda ee Baay iyo Bakool?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa howlgalada milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo khilaafaadka siyaasadeed ee gobolka, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida koonfurta Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · culus · gareen