Topic
Warkasta is tracking abdirashid across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and sharmarke, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taariikhda hogaamiyayaasha hogaamiyay dhaqdhaqaaqyada xoreynta Soomaaliya ayaa si weyn loo iska indhatiray oo aan loo tixgelinaynin dhexda saynisyahannada siyaasadda, taariikhyahannada iyo guud ahaan qoraallada tacliinta ee Afrika. Badankood hogaamiyayaasha dhaqdhaqaaqyadan waxay aadeen qabriga iyaga oo aan helin fursad ay ku sheegaan sheekooyinkooda.