Topic
Warkasta is tracking african across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches security, conference, and end, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (WDN) – Caga-juglayn xooggan oo ka timid la-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay walaacyada ku saabsan mustaqbalka amniga dalka, iyadoo shaki weyn laga muujinayo bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.
Addis Ababa (WDN) – In a major setback for Somalia’s security transition, the United States has announced that it will end its support for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) and will not back any extension of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) after December 31, 2026, citing nearly... The post U.S. Signals Donor Fatigue, Announces End of
MOGADISHU – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qayb qaatay dhacdo dhinac ah oo lagu qabtay shirweynaha 11-aad ee Badaha, halkaas oo ka qaybgalayaashu ka wada hadleen xoojinta cilmiga badda, cilmi baarista iyo aqoonta badaha, sida ay wasaaraddu sheegtay.